Guddoomiye Yariisow oo booqday Xarumaha Maamulka gobolka Banaadir (Daawo Sawirro)

Gudoomiyaha Cusub ee Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Ing. C/raxmaan Yariisow iyo ku xigeenadiisa ayaa maanta booqday xarunta Maamulka gobolka Banaadir oo ku taalla degmada Xamar-weyne. Waxaa halkaas ku soo Dhaweeyay Gudoomiyihii hore ee Maamulka Gobolka Banaadir Thabit Cabdi Maxamed iyo masuuliyiin  kale Gudoomiyaha Cusub ayaa kormeeray Xafiisyada iyo Xarumaha Dowladda Hoose ay … Continue reading Guddoomiye Yariisow oo booqday Xarumaha Maamulka gobolka Banaadir (Daawo Sawirro)